Ma Dhaba In Siyaasi Salebaan Looga Yeedhay Xarunta CID Magalada Hargaysa

0
Thursday November 14, 2019 - 19:24:46 in News by
  • Visits: 3402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhaba In Siyaasi Salebaan Looga Yeedhay Xarunta CID Magalada Hargaysa

    Ma Dhaba In Siyaasi Salebaan Looga Yeedhay Xarunta CID Magalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Dhaba In Siyaasi Salebaan Looga Yeedhay Xarunta CID Magalada Hargaysa


 

Hargaysa(HWN):-Sheekh Salebaan hore xilka agaasimaha guud ee wasarada diinta iyo awqaafta xukumadii silaanyo ahaa,ayaa sheegay in uu xisbigii kulmiye isaga tagay isla markaana ,ku biiray xibiga wadani.

Sheekh salebaan ayaa sidoo kale xaqiijiyay in maanta looga yeedhay xarunta dambi baadhista ee CID Ee Xarunta guud ee magalada Hargaysa isla markaana uu damacsan inuu aado xaruntaasi,si waxa xusud mudan in maalmihi lasoo dhaafay uu shir jaraa,id ku qabtay magalada berbera kuna eedayay hogaanka madaxwayne muuse mudadii labada sanno ahaa ee uu xilka hayay.





Sheekh salebaan ayaa sidoo kale sheegay in eego doona waxa loogu yeedhay xarunta danbi baadhista islamarkaana u xaq u leeyahay inuu cabiro fikirkiisa,yahayna muwaadin siyaasi ah,waxana uu sheegay in dastuurka Soomaliland damanad qaaday Xorayada Muwadanka.


Siyaasi Salebaan ayaa dhaliilaha u jeedayay madaxwayne Muuse Biixi ayaa waxa ku ladhnaa in uu duray wasiirka wasarada gadiidka Soomaliland oo ay isku deegaan kasoo jeedaan waxana uu xukumada iyo madaxwayne muuse ku sheegay inay ku fashilmeen hogaaminta dalka.  



 HadhwanaagNews.com 

Hargaysa/Office

Loading...
Loading...