Raysal Wasaare Khayre Muxuu Ka Yidhi Safaarada Soomaliya Ku Leedahay Faransiiska?

0
Wednesday November 13, 2019 - 17:46:11 in News by
  • Visits: 2071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Khayre Muxuu Ka Yidhi Safaarada Soomaliya Ku Leedahay Faransiiska?

    Raysal Wasaare Khayre Muxuu Ka Yidhi Safaarada Soomaliya Ku Leedahay Faransiiska?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Khayre Muxuu Ka Yidhi Safaarada Soomaliya Ku Leedahay Faransiiska?

Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudaneXasan Cali Khayreayaa booqday dhismaha safaarada Soomaaliyeed ee dalka Farasniiska.

Mudane Xasan Cali Khayre oo safaaradda kula kulmay ku simaha safiirka iyo diplamaasiyiinta ee la shaqeeya ayaa ka dhageystay warbixnta guud iyo baahiyaha ay qabaan, waxuuna ballan qaaday in dowladdu ay dayactir ku sameyneyso xurunta safaaradda iyo hoyga safiirka.

Dowladda oo dhawaan dhisme safaaradeed ka iibsatay dalka Mareykanka, ayaa wadda dadaallo lagu horumariyo dhismooyinka safaaradaha dalalka caalamka.

—DHAMMAAD—-

Loading...
Loading...