"Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kala Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran Yahay …"Suldaan Wabar

0
Tuesday November 12, 2019 - 18:32:30 in News by
  • Visits: 3848
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kala Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran Yahay …"Suldaan Wabar

    "Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kala Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran Yahay …"Suldaan Wabar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Biixi Inuu Hargaysa Kala Dareeriyo Ayuu Qarka U Saaran Yahay …"Suldaan Wabar

 

 

Boorama(HWN):-Suldaan Waber oo Tviga Hctv u waramayay degaanka uu ku sugan yahay  ayaa ka hadlay sababa keenay inuu sameeyo jabhad ka soo horjeeda jiritaanka dawlada Soomaliland ,waxana uu sheegay in ay tirsanayaan tabashooyin badan, taasina ay keentay in 2014 ay ku dhawaqaan jabhad.


Suldaan Waber ayaa sidoo kale sheegay in wasaradihii dalka loo kale yeeshay hanaan qabiilo waa sida u hadalka u dhagee waxana uu tusaale usoo qaatay wasarada maaliyada iyo ta gashaandhiga oo u sheegay in wasiirado degaankooda uun ka shaqalaysiyaan.




Suldaan Waber ayaa sheegay in madaxwayne Muuse Biixi Cabdi cidna isku keeni karin oo deegaanada uu kasoo jeeda ay ka dareerayaan waxana ka mid hadaladiisa suldaanka sidan

"Waxa wayaan dawlada ama maamulka Muuse Bixi Cabdi,ma aminsani anigu inuu joogo heer la aaminayo waxna badalo karo dadka isku keeni karo,Reerkiisiba kale dareeraya,Caara meel fadhiya,meelna jabhad kale ayaa fadhida oo qabiil isku haysta,waxii uu ka hadli jiray suldaan timacade lixdankii oo ka gabyi jiray ee uu ka calaali jiray dhibatada,markaa hargaysaba inuu Muuse Biixi laftooda kale dareeriyo ayuu qarka u saran yahay.muuse bixi nin ka sugayaa inuu waxbadali ama isad buriyo mayahi"ayuu yidhi suldaan waber. 



 HadhwanaagNews.com

 Hargaysa Office



 

 

Loading...
Loading...