Qodobada Lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Iyo Ergeyga Q.M James Swan

0
Tuesday November 12, 2019 - 12:35:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qodobada Lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Iyo Ergeyga Q.M James Swan

    Muqdisho, November 12, 2019 - Wasiirka Arrimaha Dibadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho, November 12, 2019 - Wasiirka Arrimaha Dibadda

iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliya  Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay shalay oo Isniin ahayd Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG) ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane James Swan, waxa inta kulankooda ay ku guda-jireen kaga wadahadleen arrimo la xiriira siyaasadda, nabadgelyada, bani'aadannimada iyo dhaqaalaha.



 

Wasiir Cawad waxa uu soo dhoweeyay mowqifka wanaagsan ee Qaramada Midoobey ay ka taagan tahay taageeridda tallaabooyinka dowladda ee ku wajahan mideynta Soomaalida si loo gaaro himilada dadka, isagoo caddeeyay in '"kulamada noocan oo kale ah ay xoojinayaan kaalinta Qaramada Midoobey ee danaha dadka Soomaaliyeed ".

 

Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada

Section of Press and Public Relations

Loading...
Loading...