Wasiir Ku-xigeen Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.

0
Saturday March 23, 2019 - 16:55:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ku-xigeen Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.

    BBC: Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday qaraxyo lagu qaaday dhismo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BBC: Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday qaraxyo lagu qaaday dhismo
ay ku yaallaan labo ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.



Wasaaradaha Howlaha Guud iyo Guriyeynta iyo tan Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa lasoo sheegaya in qaraxyada lala beegsaday.


Wali faahfaahin dheeraad ah lagama hayo khasaaraha ka dhashay qaraxyadaas balse waxaa la xaqiijiyey geerida Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda shaqada Xildhibaan, Saqar Ibrahim.


Ururka Alshabaab ee ka dagaallama Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaadeen weerarkaas.


Sources: BBC Somali

Loading...
Loading...