'' Taliska Booliska ,Tilmaan Kooban''.

0
Tuesday November 12, 2019 - 09:01:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Taliska Booliska ,Tilmaan Kooban''.

    Rag badan ayaa igu xifaaleeyey booliska intii inaadeerkaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rag badan ayaa igu xifaaleeyey booliska intii inaadeerkaa  la keenay waxbaa iska kaa badalay amaba waad la yara haysaa, markaa asxaabtaa waxyar uun baan u iftiiminayaa .


Taliska booliska mar abtigay rumaa joogay , marna walaalkay baa joogay Maxamed saqadhi Dubad oo labadayadda hooyo ilmaadeer ruma ahaayeen oo inaabtidayna u dhaxday , marna adeerkay maxamed cigge oo aanu ehelka ka sokow isku reer qudhac-dheerna ahayn baa joogay , marna Cabdilaai fadal oo aanu saaxiib dhaw ahayn baa joogay , oo xitaa rag halkan inla jooga aan heshiisiiyey intay isku yara dhaceen .



Sidaas oo ay tahay , weligay Xafiiska taliyaha ma gelin , muraadna umaan yeelan , imikana hawl gaara oo aan isleeyahay way ku gayn kartaa maba jirtto , markaa saaxiibayaal dawladda facebook uma dhaafee la socda .


W/Q: AxmedNuur Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...