"Cabdilaahi Abokor Muu Ahayn Inuu Wasiir U Noqdo Umada Oo Waakii Qoriga Qaatay Ee Xukunku Ku Dhacay."…Siyaasi Ramaax

0
Monday November 11, 2019 - 13:12:26 in News by
  • Visits: 3597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cabdilaahi Abokor Muu Ahayn Inuu Wasiir U Noqdo Umada Oo Waakii Qoriga Qaatay Ee Xukunku Ku Dhacay."…Siyaasi Ramaax

    "Cabdilaahi Abokor Muu Ahayn Inuu Wasiir U Noqdo Umada Oo Waakii Qoriga Qaatay Ee Xukunku Ku Dhacay."…Siyaasi Ramaax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cabdilaahi Abokor Muu Ahayn Inuu Wasiir U Noqdo Umada Oo Waakii Qoriga Qaatay Ee Xukunku Ku Dhacay."…Siyaasi Ramaax

Hargeysa(HWN):-Siyaasi Maxamuud Cali Saleeban Ramaax xoghayaha arimaha gudaha xisbiga Ucid ayaa eedaymo kulul dusha u saaray wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan.

Wasiir Cabdillaahi Abokor Oo U Jawaabay Mucaaradka

Xoghaye Ramaax ayaa sheegay in wasiirkaasi aanu istaahilin inuu umada somaliland xil u qabto maadaama oo xukun maxkamadeed hore ugu dhacay.

Xoghaye Ramaax oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu yidhi "Inanka Cabdilaahi Abakor maanta maaha kii Wasiir umadda Somaliland u noqonlahaa' waayo waa nasiib daro Nin Qori qaatay oo Maxkamadi Ku dhacday in uu ina soo hor istaago oo maanta Kursi xaaraan iyo sharci daro uu Ku fadhiyo uu IGA soon Caayo mid aan aqbali karo maaha"

Loading...
Loading...