Xisbiga Ucid Oo La Noqday Xubintii Uu Ku Lahaa Guddida Cusub Ee Doorashooyinka

0
Monday November 11, 2019 - 13:10:51 in News by
  • Visits: 3186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Ucid Oo La Noqday Xubintii Uu Ku Lahaa Guddida Cusub Ee Doorashooyinka

    Xisbiga Ucid Oo La Noqday Xubintii Uu Ku Lahaa Guddida Cusub Ee Doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Ucid Oo La Noqday Xubintii Uu Ku Lahaa Guddida Cusub Ee Doorashooyinka

Hargeysa(HWN):-xisbiga mucaridka ah ee Ucid ayaa la baxay xubintii ay u magacaabeen guddida cusub ee doorasooyinka.

Image result for xisbiga ucid

Xildhibaan Abuubakar Cabdiraxmaan Good oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa xaqiijiyey in xisbiga Ucid ay la noqdeen xubintii ay u soo xuleen guddida cusub ee doorashooyinka somaliland isaga oo shaaciyey in xubintaas laga saaray xarunta golaha wakiilada.

Xildhibaan Good oo ka hadlaya go’aanka uu xisbiga Ucid qaatay ayaa waxa uu yidhi "Xisbiga Wadani xubintii uu magacaabay hore-ba uma iman golaha, xisbigii Ucidna golaha ayey ugu yimaadeen xubintoodii oo ay way kaxaysteen.”ayuu yidhi xildhibaan Good.

Sidoo kale waxa uu sheegay in sharci jabin balaadhani ka jirto dalka "Dalkii meel uu ku socdo garan mayno oo sharci ayaa ina kala hagayey, sharcigiina sidaas ayaa maalinba mid loogu tumanayaa.”

Loading...
Loading...