Xildhibaan Ku Taliyey In Si Toos Ah Loo Dhaqangaliyo Heshiiska Labada Beelood Gaadheen

0
Sunday November 10, 2019 - 17:33:56 in News by
  • Visits: 1473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ku Taliyey In Si Toos Ah Loo Dhaqangaliyo Heshiiska Labada Beelood Gaadheen

    Xildhibaan Ku Taliyey In Si Toos Ah Loo Dhaqangaliyo Heshiiska Labada Beelood Gaadheen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ku Taliyey In Si Toos Ah Loo Dhaqangaliyo Heshiiska Labada Beelood Gaadheen


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Jamaal Xuseen Cawad, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Ceel-afweyn, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan heshiiskii dhexmaray labada beelood ee wada dega Ceel-afweyn, waxaanu sheegay inuu soo dhaweeynayo heshiiska, balse wuxu soo jeediyey in si toos ah loo dhaqan-galiyo qodobada ka soo baxay.

Image result for heshiiska ceel afweyn


Xildhibaan Jamaal Xuseen Cawad,oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay "Heshiiska ka dhacay Ceel-afweyn, waa heshiis loo baahna, oo aad loogu wada farxay, waxaana aad iyo aad ugu mahadnaqayaa cid kasta oo gacan ka geystay heshiiskani inuu dhaco, marar badan ayuu lbada beelood heshiis dhexmaray, waxaan se ILLAAHAY aynu ka baryeynaa inuu heshiiskani noqdo heshiis aan waligii jabin, labada beeloodna waxaan ku gubaabinayaa mar walba isku xidhnada, oo isku duubnada, fidno kasta oo dhexdiina la dhigana ka digtoonada, qodobada ka soo baxay heshiiska Ceel-afweyn in sidooda u fulaan oo la dhaqan-galiyo ayaan ku tali nayaa, Xukuumadduna doorkeeda ha ka qaadatoā€¯
Loading...
Loading...