Baanka Ganacsiga Ee Dalka Itoobiya Oo Sheegay Inuu Xarun Ka Furanayo Somaliland

0
Sunday November 10, 2019 - 17:28:59 in News by
  • Visits: 2325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baanka Ganacsiga Ee Dalka Itoobiya Oo Sheegay Inuu Xarun Ka Furanayo Somaliland

    Baanka Ganacsiga Ee Dalka Itoobiya Oo Sheegay Inuu Xarun Ka Furanayo Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baanka Ganacsiga Ee Dalka Itoobiya Oo Sheegay Inuu Xarun Ka Furanayo Somaliland


Hargeysa(HWN):-Baanka ganacsiga ee Ethiopia (Commercial bank of Ethiopia—CBE), ayaa sheegay inuu sannadkan laan ka furan doono dalka JSL.




Mr. Bacha Gina, oo ah guddoomiyaha iyo agaasimaha baanka CBE oo magaalada Addis Ababa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay inuu Baanku sannadkan xafiisyo ka furanyo dalalka Somaliland iyo Sucuudiga, "Waxaanu qorshaynaynaa inaanu sannadkan laamo cusub ka furano Somaliland iyo Sucuudiga.” Ayuu yidhi, isagoo intaas raaciyay, "Waxa kale oo aanu qorshaynaynaa inaanu lama ama saddexda sanadood ee soo socda laamo ka furano dibadda.”


Madaxa Baanka ganacsiga ee Itoobiya ayaa waxa kale oo uu ka waramay horumarka uu Baankaasi ku tallaabsaday muddooyinkii u dambeeyay.

 

Loading...
Loading...