Xukumada Madaxwayne Muuse Oo Sharci Darro Ku Tilmamaay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland.

0
Saturday November 09, 2019 - 16:34:07 in News by
  • Visits: 2336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumada Madaxwayne Muuse Oo Sharci Darro Ku Tilmamaay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland.

    Xukumada Madaxwayne Muuse Oo Sharci Darro Ku Tilmamaay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumada Madaxwayne Muuse Oo Sharci Darro Ku Tilmamaay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland.

Hargaysa:-(HWN) Wasiirka Wasarada Biyaha Soomaliland Salebaan Cali Kore oo warbaahinta dalka ay wax ka waydiisay sida ay ka xukumad ahaan u arkaan,xilka qaadistii gudoomiyaha barlamaanka maamulka Puntland lagu sameeyay,

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ay soo dhawaynayaan isla markaana xukumada madaxwyane Muuse u aqoonsatay qof Soomalilander ah waxana ka mid ahaa hadaladiisi"waxan u aragnaa kolay arinkay sheeganayeen inaanay marin iyo ida dastuurkoodu qorayo,cidi meesha fadhidayna aan sidii sharciga ahayd loo marin.waa war guud waxana u aragna inuu sifo sharci daro u dhacday,dhoobo waa nin reer Soomaliland ah waxana jeecelanahay inuu isaga oo Soomaliland aaminsan uu yimaado,sababta oo ah waa dadka aan u sheegaynay in Soomaliland ay la wada leeyahay ay tahay."ayuu yidhi wasiir Salebaan Cali Koore oo ku hadlay afka xukumada uu ka Tirsan yahay



Wasiir Salebaan Cali Koore ayaa u mahadnaqay ugu danbaynyii dadka degan bariga Soomaliland ee ka gilgilshay sida loola dhaqmay gudoomiyaha barlamaanka maamulka Puntland Dhoobe yare oo hada ku sugan xiin galool.

Loading...
Loading...