Umada Halaga soo Gaadh Taliya Jooga Saldhiga Faarax Omar ee Burco
Ninkaas Waxaan Ku Araky Dulmi Aan Loo Dulqaadan Karayn ,Waxaan Arkay Hoyooyin ,Barooranaya , Markaan Idhi Maxaa Idinku Dhacay Waxay Yiraaheen Caruurtii Ayaa Nalaka Soo Xidhxidhay Oo Layiri Dad Islayna Ayay Daawadeed, Waxaan Arkay Hooyo Kale Oo Leh Waxaan Layga Doonnayaa Lacag Ganaaxa . Oo Aanan Karanay .Waxuu Igaga Rabo, Markaan Intaas Arka Aay Haddana Waxaan Arkay Gabadh Wayroo Meesha Ka Baroranaysa Oo Leh Nin Aanu Kala Tagnaa Isoo Xidhay 2 Biloodna Meesha Waakuxidhnaa,Waxaana Layga Doonayaa Lacaga ,, Waxaan Arkay Markaan Dadkii Waraystay Niman Dhaaranaya Oo Leh Ninkaas Taliyaha Iyo Koox Uu Wataa Dadkii Dhibaaya Oo Cayaaladii Iyo Dumarkii Iska Xeraysanayaa , Ayaan Haddana Arkay Niman Dhaaranay Oo Leh Ninkaas Waxuu Nagu Hayaa Dulmi .. Haddaba Waxaan Soo Jeedin Lahaa Waxii Ay Khusayso Ee Masuuliyiina In Saladhigaas Faarax Omar Lasoo Fara Geliyo Intaanay Cuquuboyin Iyo Dhibi Kaldahalan Wabillaahi Tawafiiq Aswr
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!