"Madaxtooyadu Waxay Baafinayaan Ninkii U Jawaabi Lahaa Dr Gaboose Mana hayaan "Xildhibaan Nacnac.

0
Thursday November 07, 2019 - 18:32:09 in News by
  • Visits: 3289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxtooyadu Waxay Baafinayaan Ninkii U Jawaabi Lahaa Dr Gaboose Mana hayaan "Xildhibaan Nacnac.

    "Madaxtooyadu Waxay Baafinayaan Ninkii U Jawaabi Lahaa Dr Gaboose Mana hayaan "Xildhibaan Nacnac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxtooyadu Waxay Baafinayaan Ninkii U Jawaabi Lahaa Dr Gaboose Mana hayaan "Xildhibaan Nacnac.


Hargaysa(HWN):-Xildhibaan Nacnac oo ka mid ah golaha wakiilada Soomaliland ayaa sheegay in xukumada madaxwayne Muuse Bixii ay baafinayso ciidi ujawaabi lahayd,Dr Gaboose oo maalin dhawayd warbaahinta la hadlay oo eedayay xukumada madaxwayne Muuse,

Xildhibaanka Nacnac ayaa waxa ka mid ahaa hadaladiisi"aad iyo aad wuu taabtay,waxaan iska had hadlayaa wasiiro iyo ninkan ka mid ah madaxtooyada ee iska had hadlayaa, Gaboose waa nin mutacalim ah,wuu taabtay halkeedi ayaanu dhigay waxaanu leenahay,war nin kuu digay kama dagin waxa Gaboose sheegayay waa dhab wa waxaanu ka qaylinaynay,qabyalad ayaanu ka qaylinayay dalka oo lakala saaraanu ka qaylinaynay,dhulboobkaanu ka qaylinaynay,waxa uu sheegayo Gaboose intay goorigoor tahay ku dayda ayaanu leenahay."ayuu yidhi xildhibaan nacnac



Xildhibaan Nacnac Oo Hadalka Sii Wataa Ayaa yidhi"wali waxay baafinayaan ninkii u jawaabi lahaa mana hayaan,wakuwa wax alaale iyo waxa ay leeyihiin lama garanayo,waa kuwa leh lacagbaad qadata,wasiir buu ahaa waxna uu darsayay nin iska hadlaya mahaa,baafintibaad ku jirtaane iska jira."ayuu yidhi xildhibaan nacnac

Loading...
Loading...