Xildhibaan Wabeeye Oo Tageeray Hadalkii Xukumada Uu Ku Duray Dr Gaboose

0
Wednesday November 06, 2019 - 18:24:33 in News by Khadar Bu
  • Visits: 2628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Wabeeye Oo Tageeray Hadalkii Xukumada Uu Ku Duray Dr Gaboose

    Xildhibaan Wabeeye Oo Tageeray Hadalkii Xukumada Uu Ku Duray Dr Gaboose Maxay Tahay Sababtu?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Wabeeye Oo Tageeray Hadalkii Xukumada Uu Ku Duray Dr Gaboose Maxay Tahay Sababtu?


Hargaysa(HWN):-Xildhibaan Wabeeye oo ka mida golaha barlamaanka Soomaliland,oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Dr Gaboose hadalkii ka soo yeedhay u ahaa mid wakhti-xadirkan ka jira gudaha dalka.

Xildhibaan wabeeye ayaa sheegay hadalka ka soo yeedhay siyaasi Gaboose,inuu ka koobnaa waano iyo talo waxana uu carabka ku dhuftay inuu ahaa siyaasi rugcaada ah oo in badan ka maqna saxada warbahinta iyo siyaasadaba.

Xildhibaan Wabeeye ayaa ku sifayay sidan hadalkii kasoo yeedhay Dr Gaboose

"waxa uu ahaa hadal qiimo badan,Talooyin iyo waano iskugu jiray oo dhinacyabadan tabanaya,markana talooyina siiyay madaxwaynaha Soomaliland,oo qiima gaarana lahaa maadama in doora uu ka maqnaa,warbaahinta shalay fursad waynbay ahayd markii la hadlay warbaahinta shalay,hadalkiisana waa la xisanayay oo ila xalay dadku way qaada dhigayeen hadalkiisa,waxana u arka inuu talooyin badana soo jeediyay oo macquula dawlada usoo jeediyay,waxaan odhanlahaa waxii uu soo jeediyay ee wanagsan waa in la qataa runtii waana siyaasi fikirkiisa cabiraayay."ayuu yidhi xildhibaan wabeeye


Lis Dairy

Xildhibaan Wabeeye oo la wadiyay su,aal u dhigaynd sidan Dhalilaha u usoo jeediyay Dr Gaboose Maka Jiraan dalka ayuu waxa uu kaga jawaabay Xildhibaan Wabeeye Sidan"Rayga u dhiibayay Dr Gaboose,iyo talooyinka uu bixinayay waxa uu wadanka ka wada jira unbuu ahayeen"ayuu kaga jawaabay Dr Gaboose

 

Dr Gaboose ayaa hadalkan u jeediyay u ahaa hadal samayn lahaa oo oo bulshawaynta Soomaliland rogrogtay oo ay dhibsatay xukumada madaxwayne Muuse oo si deg deg ah saaka uga jaawabay wasiirka Warfaafinta Soomaliland.

Loading...
Loading...