Ujeedada Digniin Ay Soo Saartay Dawlada Somaliya

0
Wednesday November 06, 2019 - 14:52:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2055
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Digniin Ay Soo Saartay Dawlada Somaliya

    Muqdisho (HWN) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (HWN) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin

culus oo la xidhiidha  fatahaado hor leh oo ka dhasha wabiyada Shabelle iyo Jubba, kuwaas oo hadda saameeyey nololsha dad badan oo Soomaaliyeed.



War ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Roobab la saadaalinayo ay sababi karaan fatahaado ay sameeyaan labada wabi ee Shabelle iyo Jubba.


Loading...
Loading...