Somaliland Oo Magacawday Guddida Taakulaynta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaaduhu Ee Beledwayne

0
Wednesday November 06, 2019 - 12:58:13 in News by
  • Visits: 2074
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Magacawday Guddida Taakulaynta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaaduhu Ee Beledwayne

    Somaliland Oo Magacawday Guddida Taakulaynta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaaduhu Ee Beledwayne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Magacawday Guddida Taakulaynta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaaduhu Ee Beledwayne


Hargeysa(HWN):-gudoomiyaha rugta ganacsiga somaliland Jamaal Caydiid Ibraahin ayaa ku dhawaaqay guddi uu sheegay inay somaliland u qaabilsanan doonaan taakulaynta loo fidinayo dadka ay magaalada Beledweyne ku saameeyeen fatahaadaha wabiyadu.

Image may contain: 4 people, people sitting


Gudoomiye Jamaal Caydiid oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada ayaa shaaciyey guddida taakulaynta ee loo xilsaaray inay soo ururiyaan qaadhaanka la gaadhsiinayo dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiyadu ee gobolka Hiiraan.


Guddoomiyaha rugta Ganacsiga Somaliland ayaa shaaciyay guddida oo ka kooban ,Culimo, Ganacsato, iyo Rugta Ganacsiga.



Guddidan ayaa isku dubari doonta dhammaan kaalmooyinka laga ururinayo gobolada Somaliland ee loo fidinayo Beled-weyn.

Loading...
Loading...