Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Aqoonyahan Dhaliil U Jeediyey

0
Tuesday November 05, 2019 - 12:58:34 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Aqoonyahan Dhaliil U Jeediyey

    Hargaysa(HWN):-Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Aqoonyahan Maxamed Cabdi Jaamac (Dhimbiil)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(HWN):-Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Aqoonyahan Maxamed Cabdi Jaamac (Dhimbiil)
Hargaysa(HWN):-Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Aqoonyahan Maxamed Cabdi Jaamac (Dhimbiil) oo ka mid ah aqoonyahanka dhalinyarada reer Somaliland.

Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil ayaa saaka anbaaro 10-kii subaxnimo ciidamada Boolisku ka xidheen agagaarka Wasaarada Maaliyada oo uu ku sugnaa.
Ciidamada Booliska ayaa Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil ku xidhay xarunta Dambi baadhista Somaliland ee C.I.D-da.

Lis Dairy

Xadhiga Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil ayaa la sheegay in uu salka kuhayo qoraal uu ka qoray xaalada siyaasadeed ee Somaliland, iyo balan qaadyadii xisbiga Kulmiye iyo kacdoonada ka socda dalka Jabuuti.

Maxamed Dhimbiil ayaa ahaa gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P oo ah urur loo diyaariinayo in uu ka hawlgalo Somaliland marka ay gaadho furitaanka ururada siyaasada Somaililand.

Xukuumada Somaliland ayaan Ilaa iyo hada faah faahin ka bixin sababta Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil loo xidhay iyo dambiga uu galay toona.

Loading...
Loading...