Dowladda Somaliya Oo Xil U Magacowday Wiil Uu Dhalay Duqii Hore Ee Muqdisho
Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cusman Eng Yariisow

oo ah Wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo
Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka u magacowday Xoghayaha Koowaad ee
Ergayga Soomaaliya New york.

Loading...
Loading...


0 





