Dhakhtarada Xukuumada Ma Gaarbaa Loo Leeyay. Keene iyo kordhiye

0
Saturday March 23, 2019 - 09:46:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhakhtarada Xukuumada Ma Gaarbaa Loo Leeyay. Keene iyo kordhiye

    Keene. waaryaa kordhiye aaxiib waxa aan ku weydiiyay Dhakhtarada xukuumadu maxay kaga duwan yiin ku wa Gaarka loo leeyay inlayn annaku waa yaabanaye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keene. waaryaa kordhiye aaxiib waxa aan ku weydiiyay Dhakhtarada xukuumadu maxay kaga duwan yiin ku wa Gaarka loo leeyay inlayn annaku waa yaabanaye.

Waxay odhanayaan dawada soo iibso caaga dhiiga lagu, Shubo soo iibso ta suuxidda soo iibso sariirta lacag ka bixi, Haddana waa dhakhtarkii xukuumadda bal waxa noocana, Ka sheekee.


Kordhiye . saaxiib waxani wax cidi faalayn karto maaha. Dadkan AL-RAXMAANKU haw gargaaro wax xukuumad la yidhaa majirto umaddaa waxoodii iyagoo arkaaya afarta Inane isku reerkii qaybsanayaan ee cidda ka hadashana La xidhayo adigu dhakhtarbaad ka hadlaysaaye waxa ay Maraysaa in maartiina dahab noqotay dahabkiina maar Laakiin waxaan usheegi lahaa caqli Ibadan oo immika Waalani inuu miyirsan doono.



Aakhirkana waxay ku soo socotaa in 0 lagasoo wada bilaabo Haddii caqligu shaqayn waayo.

Guuleed liibaan snm1710@livecom

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...