Jaliyada Toronto Ee Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Maxamuud Yaasiin Sheekh Muuse

0
Saturday March 23, 2019 - 09:35:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaliyada Toronto Ee Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Maxamuud Yaasiin Sheekh Muuse

    Alle ha u naxariistee waxaa MAXAMUUD-Yaasiin Sheekh Muuse lagu aasi doonaa xabaalihii Richmond Hill City ku yaalay haddii Eebbe idmo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha u naxariistee waxaa MAXAMUUD-Yaasiin Sheekh Muuse lagu aasi doonaa xabaalihii Richmond Hill City ku yaalay haddii Eebbe idmo

Address ku waa

13076 Leslie Street Richmond Hill

The main intersection is Leslie St and Stouffville R

You can take Hwy 404 then exit Stouffville Rd West to Leslie St then right on Leslie St which is going to be North of Stouffville

Jaaliyada Somaliland ayaa tacsi halkan uga diraysa Ehelkii, asxaabtii uu ka baxay marxuum Maxamud Sh. Muuse, waxayna kala yihiin magacyada jaaliyada Toronto ee diraysa tacsidu sidan :

Mulkiilaha shabada Hadhwanaagnews Axmednasir Jibriil Faarax iyo Shaqaalaha Shabakada Hadhwanaagnews dhamaantood

1. Abiib Olhaye.

2. Mahamud Jirde.

3. Ibrahim Mataan.

4. Xamze Abdi Adan

5. Khadar Shiine.

6. Omar Kahin.

7. Gen:-Osman Ali Elmi.

8. Ibrahim Farah Soomaali.

9. Khadar Guun Jaamac

10. Mahamud Sool

11. Ibrahim Jibril Farah

12. Dowlad Caanogeel.

13. Yusuf Carab.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...