Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Gurmad Lala Gaadho Burco Iyo Baladweyne

0
Monday November 04, 2019 - 13:34:17 in News by
  • Visits: 2545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Gurmad Lala Gaadho Burco Iyo Baladweyne

    Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Gurmad Lala Gaadho Burco Iyo Baladweyne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Gurmad Lala Gaadho Burco Iyo Baladweyne

Hargeysa(HWN):-gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay cudurka kuududiyaha ee ka dilaacay magaalada Burco iyo fatahaadada wabiga shabeelle ee saamayey gobolka Hiiraan.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey munaasibad ka dhacday wadanka UK ayaa ku baaqay in lagaga qayb galo gurmadka loo fidinayo shacabka ay saameyeen daadadku ee beledweyne iyo gargaar lala gaadho magalada Burco oo uu fara baas ku hayo xanuunka kuududiyuhu.

Natiijada sawirka faysal cali waraabe

Gudoomiye Faysal oo ka hadlaya dhibaatooyinka ka taagan beledweyne ayaa waxa uu yidhi "Waxaan jecelahay in gobolka Baladweyn oo daadku ku fatahay dhaqaale ayaa loo ururinayaa ee waxaan idinku guubaabinayaa soomaali ayeynu nahaye in laga qayb galo.”

Sidoo kale waxa uu ka hadlay xanuunka kuududiyaha ee ka dilaacay magaalada Burco "Burco-na cudur ayaa ku dhacaye iyadana waa in loo duceeyaa wixii loo diri karana loo diraa, Burco-na tooridii way ku yaraatay ee haddii loogu daro library-ga way wada tuuri doonaan, anaguna ucid ahaan 1000 doolar ayaanu ku daraynaa.”

Loading...
Loading...