(Q 23aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Kabayaasha Dhaqalaha Q2aad Duulimaadka)
ah dadka waxa u sahlaa in ay isaga goshaan magaalo ilaa magaalo kale amaba dal ilaa dal kale amaba qaarad ilaa qaarad kale.
Waxa u dalka ku so kordhiyaa dhaqaale aad u badan waxaana dadku ka helaan shaqoyin fara badan.
Dulimaadku waxa u ka mid yahay shaqayinka aduuna ugu wanaagsan isla markaana waxa u ka qayb qaata xidhidhada labada dawladood isla markaana waxa u fudaydiyaa ganacsiga iyo is dhex galka nololeed.
Waxa u dawr muhiima ka qaata xidhidhka diplomacy e dawladaha run ahaantina Dulumaadka iyo safarada socdaalka waa shaqoyin fara badan o isku wada xidhan min bar bilow ilaa bar dhamaad laga bilaabo halka aad ka safraysid ilaa halka aad ku su socotid iyo waliba sifoyinka sharciga ah ee aad maraysid si safarkaagu wax saxan u noqodo.
Hadaba Barnamijyada danbe la soco insha allah inago ka hadli doona dhamaan duulimaadka iyo qaabka aynu u noqon lahayn dawlad leh duulimaad fiican iyo xidhidho wanaagsan waxan uga jeeda si aynu lambar one u noqon lahayn dawladaha aduunka lagu xanto garoomada wanaagsan ayay leyihiin isla markana xidhiidhada wanaagsan la leyin dawladaha kale aduunka ay kala dhaxeeyo ganacsigu.
Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco
ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH
BY:Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL:[email protected]
TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





