Tix Baroordiiq Ah Marxuum Cabdillahi Fadal Imaan (Alle Ha Unaxariistee)

0
Sunday November 03, 2019 - 16:48:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tix Baroordiiq Ah Marxuum Cabdillahi Fadal Imaan (Alle Ha Unaxariistee)

    Inaalilaah Wa Inaalilaahi Raajacuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaah Wa Inaalilaahi Raajacuun


DUNIDA LAGUMA WAARO,DADKU GEEDI WEEYAAN,

DAARTA LAMA HURAANKE,INOO WADA DANBAYSA,

DAAYINKU RUUXU OFSADO,DAWGA KAMA LUMAYO,

DAALKIYO ADUNKU DAQIIQADO,ILOBA ALLEKI U DOORTA.

DEGDEGBU U DEGAYAA,DUGSIGA LOOGU TALO GALAY,

FULAHAA DEGDEGAYEE,DULQAAD GEESINAMADIYO,

DIINTA BARASHADEEDIYO,DAACADUU RAG DHEERAA,

DANAB FOOJIGBU HAA,ALLOOW DAARTA KUU NUUR.

MA DAMQADE MA DAALII,DEYRKAN NABADA OODAYE,

DAYASHADA MUDNAAYEE,DALKUBA MAHADIYUU HAA,

AMAAN WAA U DUUGNOOW,DENBINA WAA IFKAW JOOG,

DAAMANKA IYO CARABKUBA,MARAR WAYS DUQEEYAANE,

DUCADUUN U BADIYOO,DADWEYNOONA SAAMAXA.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...