Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Ku Saabsan Dayax Gacmeedka La Gaadhay Dawlada Qatar

0
Saturday November 02, 2019 - 15:11:33 in News by
  • Visits: 2465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Ku Saabsan Dayax Gacmeedka La Gaadhay Dawlada Qatar

    Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Ku Saabsan Dayax Gacmeedka La Gaadhay Dawlada Qatar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaaliya Oo Heshiis Ku Saabsan Dayax Gacmeedka La Gaadhay Dawlada Qatar


Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Qadar Jassim Bin Saif Al-Sulaiti.


Labada masuul ayaa waxa ay si qoto dheer uga wada hadleen sidii loo sii adkayn lahaa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Qadar, gaar ahaan dhinacyada Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada iyo horumarintooda,maalgelinta iyo tayayntooda iyo arrimo kale oo muhiim ah .




Dhinaca kale waxa ay labada masuul kala saxiixdeen heshiis gaar ah oo ku saabsan isticmaalka Dayax-gacmeed loo adeegsado arrimaha isgaarsiinta, iyadoona kulanka uu goob jog ka aha Safiirka Soomaaliya ee dalka Qadar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali.


Ugu dambayn kulankaasi ayaa waxa uu ku soo dhammaaday is afgarad iyo jawi degan.

Loading...
Loading...