Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Fadal

0
Saturday November 02, 2019 - 12:21:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Fadal

    Innaa Lilaahi wa'inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lilaahi wa'inaa ilayhi raajicuun


 

Mulkiilaha shabakada Hadhwanaagnews Ahmednasir Jibriil Faarax iyo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Hadhwanaagnews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay ilaahay naxariistii jano hasiiyee Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo ahaa taliyihi ciidanka Booliska Somaliland oo xalay ku geeriyooday Caasimada Somaliland ee Hargaysa.

Waxaanay marxuumka uga baryayaan ilaahay inuu janadiisii Fardawsa geeyo caruurtii iyo ehelkii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyoo .

Aamiin Aamiin.



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...