Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya Ee Fesoj Oo Ka Hadlay Tacadiga Iyo Cadaadiska Xukuumada Somaliland Ku Hayso weriyayaasha Hadhwanaagnews.com
.
Muqdisho(HWN):-Ururka
suxufiyiinta soomaaliya ee Fesoj(Federation of Somali Journalists) ayaa ka hadlay
weriyeyaasha ka tirsan shabakada Hadhwanaagnews ee ay ku qaabileen magaalada
Muqdisho ee xarunta dalka soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay ururka Fesoj ayaa lagu sheegay in suxufiyiintani ay soo baxeen magaalada Hargeysa ka dib markii ay xukuumada somaliland kala kulmeen cadaadi, tacadi iyo xadhig ay kula kacday.
Warsaxaafadeedka ka soo baxay ururka Fesoj ayaa loogu soo jeediyey xukuumada somaliland inay cadaadiska ka dayso iyo tacadiga ka dayso hawl wadeenada ka shaqeeya warbaahinta madaxa banaan.
Halkan Kaga Bogo Warsaxaafadeedka Fesoj
Loading...
Loading...