Tahir Hussein Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan

0
Saturday November 02, 2019 - 08:45:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahir Hussein Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan

    Inaalilaahi Wa Inaa ILayhi Raajacuun!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaahi Wa Inaa ILayhi Raajacuun!

Waxaan Tacsi u dirayaa  Taliyahii Guud ee ciidanka  Boliiska  Somaliland. Sareeye. Gaas C/lahi Fadal  Iimaan. Oo  geeriyoodeya 01 11/2019  kuna geeriyoodeya  Hargaysa.


Illaahey janatul fardowsa ha geeyo  danbigiisana. Alleh. Ha dhaafo. Amiin.

 Waxaan ka tacsiyadeynayaa  Eheladiisa iyo caruurtiisa  ,xaaskiisa. Iyo  dhamaanba. Dowlada iyo shacaka somaliland oo dhan.

Samir iyo  Imaan.  Alahayow. Ka sii anaga naga sii. Amiin.

Geesi ayuu ahaa sharaf iyo wabaagba lahaa oo afkiisa iyo gacantiisaba. Laga nabad galey
Dalkiisa iyo danta guudna u shaqeeyay.

Allahayow. U naxariiso.

Dire Tahir hussein
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...