Gudoomiyaha Waddani Ee Holland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Taliyaha Booliska Somaliland

0
Saturday November 02, 2019 - 08:40:43 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Waddani Ee Holland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Taliyaha Booliska Somaliland

    Innaa lilaahi wa innaa ilaayhi raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa lilaahi wa innaa ilaayhi raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada, qaraabada , asxaabta iyo dhamman shacbiga Somaliland gaar ahaan na ciidanka booliska Jamuuhiriyada Somaliland geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Sareeye Gaas Cabdillahi Fadal Iimaan oo ku geeriyooday isbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa.


Waxaan ilaahay uu weydiinaynaa in uu su'aasha u fududeeyo, jannatul firdwasana ka waraabiyo, dhamman ehlkiisa , qaranka Somaliland na samir iyo iimaan saadiq ah ha inaga wada siiyo.

Aamiin ……..Aamiin……...Aamiin.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani laantisa dalka Holland: 
Mudane : Xiis Maxamed Cige
Tel.: 0031634345980
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...