Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Xannuun Kusoo Booday, Cisbitaal Gaar Ahna Lagu Dabiibayo.

0
Saturday November 02, 2019 - 08:11:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 6004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Xannuun Kusoo Booday, Cisbitaal Gaar Ahna Lagu Dabiibayo.

    Hargeysa(HWN) – Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Faarax Maxamed Mire

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HWN) – Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Faarax Maxamed Mire

ee dhawaan uu soo magacaabay Madaxweyne Biixi ayaa Shalay galinkii dambe waxa ku soo booday Xannuun kedis ah waxaana loola cararay oo illaa xalay lagula tacaalayay Cisbitaal Gaar ah.

Illaahay Caafimaad hasiiyee Waxa taliye ku xigeenka lagu dabiibayaa oo Caafimaadin uu u yaalaa Cisbitaalka Haldoor ee Magaaladda Hargeysa, kaasi oo xaalad caafimaad loo dhigay.



Arintan ayaa ku soo beegantay wakhti uu koome culus ku jiray, islamarkaana uu daqiiqado kadib uu geeriyooday Alle ha unaxariisteeTaliyihii Guud ee Ciidanka Booliiska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan.


Xannuunka ku soo booday Taliye xigeenka ayaa lagu sheegay Xannuunka Faaliga "Stroke”, kaasi oo dhinaca ka haleelay.

 

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu caafimaad deg deg ah siiyo.

 

Foore

Loading...
Loading...