Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Magacaabay Guddida Gurmada Fatahaadaha Wabiyada

0
Friday November 01, 2019 - 14:23:27 in News by
  • Visits: 1990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Magacaabay Guddida Gurmada Fatahaadaha Wabiyada

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Magacaabay Guddida Gurmada Fatahaadaha Wabiyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Magacaabay Guddida Gurmada Fatahaadaha Wabiyada


Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Magacaabey guddiga gurmadka fatahaadaha ee webiyada shabelle iyo Jubba.

Image result for cumar finish qabiilkiisa


Guddiga oo ka kooban 11-xubnood ayaa laga soo xulay dhamaantood Maamulka Sare ee Gobolkan Banaadir iyo qaar kamid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir,waxaana ay kala yihiin.


Halkan ka Akhriso guddiga

1: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish)
2: Guddoomiye kuxigeenka Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahadalle
3: Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Basma Caamir Jakeeti.
4: Xoghayaha guud ee G/Banaadir Cumar C/risaaq Xuseen
5: Agaasimaha xiriirka degmooyinka G/Banaadir Mukhtaar Maxamed Axmed.
6: guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafu Makaraan
7: Guddoomiyaha Urur Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab
8: Gudoomiyaha Degmada Howl-Wadaag Mustaf Cali Kheyre
9: Guddoomiyaha degmada Yaashiid Muuse Geeseey Jimcaale
10: Guddoomiyaha degmada Kaxda Maxamed Yuusuf Maxamed
11: Guddoomiyaha degmada Xamarweyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir
Loading...
Loading...