Fariin Caafimaad: Fayo Dhowrka Sharaabka

0
Friday March 22, 2019 - 18:18:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin Caafimaad: Fayo Dhowrka Sharaabka

    Sharaabka waa in had iyo goor lagu ilaaliya qaboojiye ama cimilo heerkul degen si aanu ugu iman isbadal tayo sharaab sidoo kale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sharaabka waa in had iyo goor lagu ilaaliya qaboojiye ama cimilo heerkul degen si aanu ugu iman isbadal tayo sharaab sidoo kale waa in aan lagu tuurin goobaha deegaamka bulshada marka uu xumaado ama uu dhaco taariikhdiisa isticmaal waa in loo gudbiyaa laamaha fayadhowrka dawliga si loo gubo

sharaabka dalka oo ka tayo wanaag san



Sharaabku waa caabitaan aynu u baahanahay waqti kastasharaabku waqtiyadii hore waxa uu inooga iman jiray dalalka dibada halka manta ay maalgashadeen company Somaliland u dhashay oo ka hir galiyey dalka warshado waxsoosaarka sharaabka sida warshashada ilo tangospi trading co iyagoo kor qaaday dhaqaalihii dalka dibada uga bixi jiray iyo shaqo abuur ay ka hir galiyeen shaqo la aanta baahsan ee ka jirta dalka


Sharaabka iyo xaaladiisa fayadhowr xiliga bisha barakaysan ee rabadaan sharaabka dibada ka yimaada iyo xaaladiisa fayadhowr iyo shuurudaha caafimaad ee looga baahan yahay maadama sharaabka aad aynu u isticmaalo bisha rabadaan


Shaaabka dibada laga keeno oo runtii mushkalado nadan u soo wajaho sida burbur conteners lagu soo qaadayo oo aan lahayn qaboojiyo ku ilaalinta waqtiga keydinta dajinta xaaladkisa fayadhowr ee looga baahan yahay in lagu ilaaliyoiyado sidoo kale sharaabka oo taarikhdiisa isticmaal ay dhowdahay la soo galiyo gobolada dalka ha noqdo mid ku raaga goobaha dekedaha dalka


Waxaad arkaysaa marka ay taarikhdiisa ay ka hadhay6 bilood iyadoo lagu xaraashay goob suuqa dhexdiisa oo bacadyaal ahtaasi waa nidaam khilaafsan sharciga fayodhowrka ee aalinta dhowrida cuntooyinka iyo cabida


Sharaabku waxa uu had iyo goor u baahan yahay in lagu ilaaliyo xaalad cimilodegan kulalka badan ee sharabku soo maro waxay ku keenaysa sida dhadhanka sharaabka oo is badala weelka sharabku ku jiro oo foc ku yimaado etc waxa loo bahan yahay sidoo kale in cadayntisa warqada caafimad ee sharaabku marka uu kasoo dagayo dakada dalka uu saxsanyahay


Sidoo kale waa in la soo mariya goobaha baadhistadekadaha dalka marka uu soo dagayo

Sharaabka warshadaha dalka iyo xaaladisa fayadhowr


Sharabka ay soo saaran warshadaha wax soosar ee dalka runti kuma arkaysid waxyaabo isbadal ah taasay sabab u tahay isagoon soo marin wado socdaal oo dheer aynan soo wajahin ku ilaalin la an shuruucda looga bahan yahay fayadhowrka sharaabka sharabkanwarshadaha dalka oo ay dalka ka hir galiyeen ganacsato muwaadinin ah markay eegen dhaqaalaha badan ee dalka dibada uga baxaya


Markay eegen xaalada dhibta cimilaayinka badan ee uu soo wajahayo sharaabka dibada waxay door bideen in ay dalka ka hirgaliyan warshado waxsoosar sharaab

Warshada sharabka ilo tango

Warshada sharaabka ee spi


WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...