Foolxumada Caasimada Hargeisa Iyo Isha Madaxwaynaha Jsll Mudane Musebiixi Cabdi

0
Friday March 22, 2019 - 18:08:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Foolxumada Caasimada Hargeisa Iyo Isha Madaxwaynaha Jsll Mudane Musebiixi Cabdi

    Golyaasha deegaanka gobolada iyo degmooyinka dalka oo waqtigii la doortay marka lagu daro mudo kordhintii u dambaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golyaasha deegaanka gobolada iyo degmooyinka dalka oo waqtigii la doortay marka lagu daro mudo kordhintii u dambaysay

waxa uu waqtigoodii doorasho ee u dambeeyey ku eg yahay 29 march 2019 taas oo shacbiga ku nool jsl ay aad uga hadlayaan talaabada ka dambaysa ee uu qaadi doono madaxwaynaha jsl mudane muuse biixi abdi oo aad madaxa uga lulay waxqabad laa anta ay ku sifoobeen golayaasha deegaanka dalka jsl taas oo ay markhaati u tahay caasimada hargeisa oo ah muraayada laga daawan karo quruxda bilicda iyo nadaafada gobolada iyo degmooyinka dalka jsl



Waxa sidoo kale ah midaan la iloobi karaynwaqtigii shacbiga ku nool gobolada dalka jsl ay u taagnaayeengoobaha cod bixinta doorashada sida hooyoyinka isa sita dadka waayeelka ah iyagoo raadinaayey in ay doortaan xubno matala golayaasha deegaanka jsl si wayna wax uga qabta arimaha bulshada bilicda wadooyinka nadaafada etc


Si walba ha ahaate shacbiga ku nool dalka jslwaxa ay ka sugayaan madaxwaynahadalka mudane muuse biixi abdimadaama uu waqtigoodi doorasho ku eg yahay golayaasha deegaanka dalka 29 march 2019 inuu suo doorto hal moyar iyo moyar ku xigeen gobol kasta madaama aanay suurto gal noqonayn in mudo kordhin loo sameeyo ama labada doorasho ee baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka la kala qaaday waqtiga ay qabsoomayaan


Ugu dambayn mudane madaxwayne muse bixi abdi taariikhdu ma hilmaami doonto yoolkaaga shaqo waxqabad ee ku wajahangolayasha deegaanka dalka oo si wayn aad uga warhayso markhaatina ay ku tahay foolxumada dul hoganaysa quruxdii caasimada hargeisa wadooyinka burburay musuqmaasaqa dhulka danta guud mushkulada arimaha dhulka mudane madaxwayne muse bixi cabdishacbigu aad bay u sugayaan waxa ka dambeeya mudo kordhin la aanta golayaasha deegaanka dalka jsl oo waqtigoodi doorasho uu gabagabo yahay kuna eg yahay 21 march 2019

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...