AKhriso Ujeedada Dacwad Lagu Qaadayo Xildhibaankii Su,aasha Kaga Xanaajiyey Madaxweynaha Puntland

0
Wednesday October 30, 2019 - 14:17:35 in News by
  • Visits: 2202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKhriso Ujeedada Dacwad Lagu Qaadayo Xildhibaankii Su,aasha Kaga Xanaajiyey Madaxweynaha Puntland

    AKhriso Ujeedada Dacwad Lagu Qaadayo Xildhibaankii Su,aasha Kaga Xanaajiyey Madaxweynaha Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AKhriso Ujeedada Dacwad Lagu Qaadayo Xildhibaankii Su,aasha Kaga Xanaajiyey Madaxweynaha Puntland


Garoowe(HWN):-Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo su,aal kaga xanaajiyey madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa wajahaya dacwad maamuus ka xayuubin ah oo lagu soo oogay.


Qoraal lagu baahiyay bogga Telefishinka maamul goboleedka Puntland oo la sheegay in uu ka soo baxay ku xigeenka Xeer-Ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax, ayaa mudanayaasha Baarlamaanka oo looga dalbaday in ay xasaanadda ka qaadan xildhibaan Cawil Xassan Daad, si loogu oogo dacwad ku saabsan su’aalihii uu weydiiyay madaxweune Dani markii furayay kalfadhiga 45aad ee baarlamaanka maamulka.



Sida ku cad qoraalka xeer ilaalinta, dacwad-ciqaabeedka lagu eedeeyay xildhibaan Cawil Xassan Daad ayaa ka dhalatay su’aal uu madaxweyne Dani ku weydiiyay furitaankii Kalfadhiga 45-aad ee Baarlamanka Puntland.


Halkan Hoose Ka Akhriso Dacwada Lagu Qaadayo Xildhibaanka






Loading...
Loading...