Akhriso Magacyada Dad La Raadinayo Oo Ay Doontii Ay La Socdeen Ku Dagtay Fatahaadaha Qarqiyey Baladweyne

0
Tuesday October 29, 2019 - 12:34:02 in News by
  • Visits: 1899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Magacyada Dad La Raadinayo Oo Ay Doontii Ay La Socdeen Ku Dagtay Fatahaadaha Qarqiyey Baladweyne

    Akhriso Magacyada Dad La Raadinayo Oo Ay Doontii Ay La Socdeen Ku Dagtay Fatahaadaha Qarqiyey Baladweyne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Magacyada Dad La Raadinayo Oo Ay Doontii Ay La Socdeen Ku Dagtay Fatahaadaha Qarqiyey Baladweyne


Muqdisho(HWN):-Magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan wali waxa ka jira khasaaraha ka imanaya fataahadaha wabiyada.





magaalada Baladweyne ayaa haatan waxa ka socda dedaalo lagu samata bixinayo dadka shacabka ah iyo baadigoob loogu jiro raadinta dad saarnaa doon ku rogmatay wabiga biyaha taas oo ay saarnaayeen dad gaadhaya 10 qof.

doontan la raadinayo oo la sheegay inay saarnaayeen toban qof waxaana ilaa hada aan la hayn halka dadkaasi ku dambeeyeen geeri iyo nolol, iyada oo baadigoob loogu jiro in la helo dadkaasi.



Halkan Ka Akhriso Magacyada Dadka La Raadinayo  

1) Sharmaake Khaliif Xassan Xoghayaha Dowlada Hoose ee Baladweyne

2) Dahabo Axmed Xassan la-taliyaha Sare ee Arrimaha haweenka Madaxweynaha Hir-Shabeelle

3) Khaliif Xassan Agaasimaha Xafiiska Duqa Baladweyne

4) Deeqow Abdi Cariif Agaasimaha waaxda Nadaafada dowlada Hoose ee Baladweyne

5) Gueleed ibraahiM IT dowlada Hoose Baladweyne

6) Cabdi Keynan (Abdi kuus) Darawalka duqa Baladweyne

7) Shariif Hassan Ganey (Shariif Carabey) Ganacsatade meydkiisa saakay ayaa la helay.

8) Macalin Nuur Ganacsatade

9) Axmed Cali Cusmaan (Ahmed Ganey) Ganacsatade

10) Muscab Xuseen muuto darawal doonida rogmatay.


Waxaa sidoo kale dadka maqan ku jira Wiilyar oo iskuuley ah oo magaciisa wali la xaqiijin, dadkan ayaana kamid ahaa dadkii la socday doontii shalay subax ku rogmatay magaalada Baladweyne.

Loading...
Loading...