Madaxweynaha Jubaland Oo La Kulmay Guddi Ka Socota Federaalka Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

0
Tuesday October 29, 2019 - 08:06:04 in News by
  • Visits: 1528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubaland Oo La Kulmay Guddi Ka Socota Federaalka Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

    Madaxweynaha Jubaland Oo La Kulmay Guddi Ka Socota Federaalka Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jubaland Oo La Kulmay Guddi Ka Socota Federaalka Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku marti qaaday Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaran oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Jubbaland.

Image may contain: 1 person, sitting, beard and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and table

Qado sharaf uu Madaxweynahu Xubnahan ugu sameeyay Madaxtooyada kadib waxaa kulan ay yeesheen lagaga hadlay shaqada gudigan iyo waxyaabahii uga qabsoomay howlaha shaqo ee ay Jubbaland u yimaadeen.


Waxaa kulankan diirada lagu saaray sidii talooyinka iyo aragtiyada ay Guddigan uruurinayaan ay u noqon lahayd mid ka turjumaysa rabitaanka dadka Soomaaliyeed.

Image may contain: 1 person
Image may contain: 3 people, indoor
Image may contain: 4 people, indoor

Guddigan ayaa sidoo kale la kulmay Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland Golaha Wasiirada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana kulankii ugu danbeeyay uu yahay midka ay maanta la qaateen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
Image may contain: 13 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 1 person, sitting, beard and indoor
Loading...
Loading...