Ina Riyo Ilaaliye Garsoore umadeed ma noqon karo. Ina Samweynana u geeya!!!W/Q Cismaan Cumar Dool

0
Monday October 28, 2019 - 13:01:45 in Articles by
  • Visits: 1978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ina Riyo Ilaaliye Garsoore umadeed ma noqon karo. Ina Samweynana u geeya!!!W/Q Cismaan Cumar Dool

    Ina Riyo Ilaaliye Garsoore umadeed ma noqon karo. Ina Samweynana u geeya!!!W/Q Cismaan Cumar Dool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ina Riyo Ilaaliye Garsoore umadeed ma noqon karo. Ina Samweynana u geeya!!!W/Q Cismaan Cumar Dool


Waxay ku doodeen in aanu ahayn golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye lakiin waxay qireen in uu Xisbiga Kulmiye ka gaadhay inuu noqdo Wasiir Buuro ah. Manay cadaynin in uu ka tanaasulay Mabaadiidii Xisbiga ee uu ka noqday Wasiirka weliba tilmaanan ee caanka ah.

Image result for cismaan cumar dool


Wax macno ah ma samaynayso inuu Golaha dhexe ku soo galay xubin sharafeed iyo inuu ku soo galay xubin rasmi ah. Lakiin Waxa macno samaynayaa waxa weeye:


Ninkani Ina Riyo Ilaaliye ma yahay KULMIYEYAHAN weliba xag jira oo cunsuri ah mise waa Maya ee waa nin daahira oo umadu u siman tahay?


Ma yahay Ninkii Deegamada ay reerkoodu degaan ka lahaa "Waxaa laydinku sheegay Baho H.Yoonis, Waar ma Baho H.Yoonis ayaad tahay" Isagoo uga jeeda in uu dadkaa walaalaha ah ee isku degaanka ah xumaan dhex dhigo, ujeedadiisuna ay keliya aheyd in uu xumaanta ku helo derajo iyo mansab balse aan iyaga wax dana ka lahayn, mise waa nin kale?


Ma yahay Ninkii isagoo Dawlada Muqdisho ka soo qabtay xilal ilaa heer wasiira hadana Qabiil dhan oo reer Somaliland ah iyo Xisbi dhan oo Xisbi Qarana ku shaambadaynayay in ay dadka u walwaalayaan xagaa iyo Xamar, arintaasi oo hadii cadaaladi u jirto uu ku mutaysan lahaa ciqaab adag, mise waa nin kale?


Kun beenood, hadaad sheegtaan ama kun goor aad Indhaha cadaysaan, ninkaa Ina Riyo Ilaaliye ma noqon karo Garsoore umadeed oo xalaala. Ina Sanweynana u geeya.!!!

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...