(Q 23aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Kabayaasha Dhaqalaha Q1AAD)

0
Monday October 28, 2019 - 12:25:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 23aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Kabayaasha Dhaqalaha Q1AAD)

    Maadama aynu Hore uso falanqaynay Kabayasha Dhaqaale E ilaahay ina siiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maadama aynu Hore uso falanqaynay Kabayasha Dhaqaale E ilaahay ina siiyay

 e Naga so Galaan Dhaqalaha Maanta waxaynu Falanqayn doona Qaybtodi Kowaad o ah o Xududaha dalka laga soo galo o ah goobo Muhiima o kor u qaada dhaqalaha dalkeena isla markana aynu ka faa,idno Dhaqaale aad u badan o badala nolosheena.


Hadaba Gobahaas o Lo yaqaan KUSTAMADA waa in la la socdaa isla markaana indho gaara lagu hayaa xadiga dhaqalaha e inagasoo gala si lamida waa in ay ino joogan dad aamin ah mar walba, dhamantood si anay musuq masuq u iman, walow aan hadaba ka markhati kacayo in ay joogan dad aamin ah walow ay dadku isku jiraan.



Waa in aynu kor u qaadna waxaba jira jileec fara badan o ka jira xududaheena waa in aynu sii xojinaa insha allah si lamida dhaqalaha inga soo galaana waa in aynu si fiican u mareena.


Ugu danbayn shacabka sharafta leh e jamhuuriyad somaliland waa in ay Hal qodob ogaadan o ah in ka shaqaynta dalka anay kaliya xukumada marka haysaa talada dalka waa in anay kaliya masuul ka ahayn ee shacbkuna ka barbar shaqeeyo o dawlada si wada jira loola shaqeeyo isla markanaa waa in la taagero insha allah.


soco Qaybaha Danbe La Soco e ku saabsan dhaqalaha iyo waxso saarka dalkeena.

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...