Haweeney Sameysatay Uur Been Abuur Ah Si Looga Dhaafo Lacagta Xamuulka Diyaaradaha

0
Monday October 28, 2019 - 11:48:54 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Sameysatay Uur Been Abuur Ah Si Looga Dhaafo Lacagta Xamuulka Diyaaradaha

    Gabadhan ayaa la yiraahdaa Rabecac waxayna sharraxday sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadhan ayaa la yiraahdaa Rabecac waxayna sharraxday sida

ay u qorsheysay in ay la baxsato qarashka xamuulka diyaaradaha oo ahaa $40 waxayna sameysatay uur been abuur ah


Gabadhan ayaa wadatay xamuul aad u badan iyadi hal kilo oo keliya loo oggolaa in ay lacag la’aan ku qaadato.


Inta aaney iman garoonka ayey ka fekertay qaabkii ay ku gudbin laheyd xamuul dheeri ah oo ay wadatay waxayna sameysatay oo alaabta qaar ku qaadatay uur beenaad ay sameysatay sida ay qortay jariiradda Miror ee ka soo baxda Ingiriiska.



Waxaa laga war helay in ay qorshahan ku soo sameysay hotel magaalada Sydney oo Autralia ah ku yaalla waana la sugayey ilaa ay soo gashay garoonka diyaaradaha.


Wiil Soomaliyeed oo hindisay Tangi macmal ah kana rajo qaba in Soomaaliya ay yeelan karto wax soo saar qalabka dagaalka

Hadhwanaagnews
Loading...
Loading...