Gawracuunbaa Uhadhay

0
Sunday October 27, 2019 - 15:46:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gawracuunbaa Uhadhay

    27 / 10 /

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

27 / 10 /

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa la yidhi wan weyn ilaa

Lagawraco indhihiisu circa ma arkaan

Bal yaa sidaa ka dhigan

Kordhiye. Saaxiib waa odayga oo si dadban iyo si toosaba

Wax loogu sheegay laakiin in kastuu circa eegayo hadana

Ma arko markaa saaxiib waxa uu doonayaa waa gawracii.

Iyo in la tuso circa Xal kale oo banaani majiro

Maah maah-baa odhanaysa ciridkaan arko ilka kama soo jeedaan

Markaa ninkaan arko wax maqal kama soo jeedo

Alla haynoo sahlo meel aad ufoolxun ayaynu maraynaa

Waa atoorkii muqaalafada diidanaa ee libaaxa uhanjaba-yay

 

Guuleed liibaansnm 1710@livecom



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...