Xildhibaan NacNac Oo Raashin Iyo Lacag Gaadhsiiyey Qoysas Xukuumadu Ku Barakicisay Buurta Kala Jeexan Ee Hargeysa

0
Sunday October 27, 2019 - 13:35:48 in News by
  • Visits: 3309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan NacNac Oo Raashin Iyo Lacag Gaadhsiiyey Qoysas Xukuumadu Ku Barakicisay Buurta Kala Jeexan Ee Hargeysa

    Xildhibaan NacNac Oo Raashin Iyo Lacag Gaadhsiiyey Qoysas Xukuumadu Ku Barakicisay Buurta Kala Jeexan Ee Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan NacNac Oo Raashin Iyo Lacag Gaadhsiiyey Qoysas Xukuumadu Ku Barakicisay Buurta Kala Jeexan Ee Hargeysa


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa deeq raashin iyo lacag ah gaadhsiiyey qoysas ku barakacay damaca xukuumada ka galay dhulkii qoysaskaas oo ku yaala buurta kala jeexan ee Hargeysa.

Image may contain: one or more people, people standing, outdoor and nature

No photo description available.

Xildhibaan Nacnac oo qoysaskan ku booqday dhulka laga barakiciyey eek u yaala buurta kala jeexan ee magaalada Hargeysa ayaa gaadhsiiyey raashin iyo deeq lacag ah oo ay mudo wax ku iibsan karaan.


Image may contain: outdoor
Image may contain: outdoor

Xildhibaan Nacnac ayaa qoysaskan u sheegay inay taagan yihiin dadka reer somaliland ee ka xun dulmiga loo gaystay, isaga oo qoysaskana u jeediyey inay samraan isla markaana ay ku doodaan xaqooda.

Loading...
Loading...