Maxaynu Ku Xusuusana Inqilaabkii Siyad Bare

0
Saturday October 26, 2019 - 11:50:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaynu Ku Xusuusana Inqilaabkii Siyad Bare

    In yar oo ka mid ah axaynu ku xasuusan karno Maamulkii siyaad Bare oo Jamhuuriyadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In yar oo ka mid ah axaynu ku xasuusan karno Maamulkii siyaad Bare oo Jamhuuriyadi

Somaliyeed inqilaab ku haysatay  21 sanadood

 

  1. Waxaa lagu xasuusta , 3 dii ,sarkaal ee golaha sare oo sharci daro ku dilay 2

  2. , waxaa lagu xasuusta Culimadii uu Xamar ku toogtay , 3,

  3.  Waxa lagu xasuusta Quraankii uu beeneeye , 4,

  4.  Waxa lagu xasuusta Dagaal 77 kii oo ujeedada uu ka laha ahayd inuu ka takhaluso ciidamadii Jamhuuriyadii Somaliyeed ee reerkiisu ku yaraa ,si uu u sameeyo ciidamo Mareexaan ku badanyahay . 5,

  5.  Waxa lagu xasuusta dulmigii uu kala kacay shacabka Somaliyeed Isaaqu haw batee. 6.

  6.  waxa lagu xasuusta siduu uga fal celiye kacdoonkii Ex Waqooyi ka dhacay ee Xasuuqa mburburka ,xadhiga iyo bililiqada hantida Shacabka, 7

  7. waxaa lagu xasuustaa inuu noqday Madaxweynihii ugu horeeye ee Somaliyeed ee Mingiste xale Maryam heshiis ku la galay in uu ka tanaasulo Somali Galbeed Si SNM meesha looga saaro,

  8. Waxaa lagu xasuusta inuu 50 dhalinyaro ah oo ku tuugtay Muqdisho oo aan dagaal ka socon  ,laba calina is waydiin

    Hayaan70@hotmail,com


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...