Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Sicir Bararka Ka Jira Somaliland Ee Xukuumadu Ku Fashilantay

0
Friday October 25, 2019 - 13:12:10 in News by
  • Visits: 2941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Sicir Bararka Ka Jira Somaliland Ee Xukuumadu Ku Fashilantay

    Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Sicir Bararka Ka Jira Somaliland Ee Xukuumadu Ku Fashilantay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Sicir Bararka Ka Jira Somaliland Ee Xukuumadu Ku Fashilantay

 


Hargeysa(HWN):-Qarammadda Midoobaay ayaa ka hadashay Sicir-bararka Somaliland, waxaana ay sheegtay inuu bishii September ee la soo dhaafay uu fadhiyey, inkastoo uu kor u kacay boqolkiiba 12, marka la eego celcelis ahaan halkii uu joogay sicir-bararku shantii sannadood ee la soo dhaafay.

Image result for lacagta somaliland


Hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qarammada Midoobay (FAO) ayaa warbixin ay soo saartay Arbacadii ku sheegtay in isku beddelka sarifka lacagaha shilinka Somaliland iyo Doolarka Maraykanku ay qiimihiisu deganaa suuqyada Jamhuuriyadda Somaliland bishii September ee la soo dhaafay oo uu hoos u dhacay Boqolkiiba 8-32%.


Hay’adda FAO waxay intaas ku dartay in qiimaha baddeecadaha waddaniga ah sida Galeyda cad, Masagada cas iyo Hadhuudhka cad uu qiimahoodu xasiloonaa bishii Septemeber ee sannadkan.

Loading...
Loading...