(Q 22aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha Wanaagsan Iyo Dhaqalaha)

0
Thursday October 24, 2019 - 22:08:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 22aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha Wanaagsan Iyo Dhaqalaha)

    Hogaamiyaha wanaagsani waxa u kor u sii qaada dhaqalaha dalkiisa wxa una isbadal la yimaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha wanaagsani waxa u kor u sii qaada dhaqalaha dalkiisa wxa una isbadal la yimaada
xiliga u jiro dhaqaale bur-burku iyo sixir bararku.

Sidedaba dalkena somaliland ma jiraan wax la yidhaahdo kabayaal dhaqaale oo fara badan isla markaasna ay inaga soo galaan dhaqaale inagu filan si lamida dawladha caalamku inama maal gashadaan waxana noqday ilaha ugu wawayn e wax inaga so galaan xoolaha qaybahoda kala duwan sida adhiga,geela,lo,da waxaana jira ila dhaqaale o iyana yar sida dakada berbera iyo garoonka diyaradaha magalada hargeisa e egal intrnetional airport iyo customasica waxana jira cashuuro laga qaado hantida ma guurtada ah iyo goobaha ganacsiga.

Isku soo daro waxaas o dhan maso dhafan mushaharka dadka dawlada u shaqenaya iyo qodoyinka lo qoondayay sida waxbarashada iyo caafimaadka iyo waliba manastayasha sida qalabka o noocyadisa kala duwan waa ciidamada ee.

Hadaba maanta waxa jira sixir barar aad u wayn iyo dhaqaale la,aan xoogan sida daraded dawlada somaliland iyo aqoonyahankuba waa in ay arinkaas wax ka qabtaan sida ugu dhakhsaha badan si aynu dadkena uga badbadino dhibatada dhaqaale xumida iyo sicir bararka si lamida waa in aynu kor usii qaadna kabayaasha dhaqaale e hada jira si lamida waa in aynu so kordhinaa o dhisnaa kabayaal dhaqaale oo cusub taas o ino suurta galinaysa in aynu dhaqaale helno iyo shaqo isla markaana dheeri galin cusub u noqoto da yarta maanta so koraysa.

Waa in ay dawlada iyo shacabkuba kawada qayb qataan dibu dhiska iyo noolaynta nolol cusub o ku dhisan dhaqaale abuurid iyo waxso saar.

 

Qaybaha Danbe La Soco e ku saabsan dhaqalaha iyo waxso saarka dalkeena.

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...