Wasiirka Yar Ee Xasiida Lagu Soo Kororiyey Ayaa Cid Dhaqan Kucaayaya Inaaney Aqoon.

0
Thursday October 24, 2019 - 22:05:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Yar Ee Xasiida Lagu Soo Kororiyey Ayaa Cid Dhaqan Kucaayaya Inaaney Aqoon.

    Waan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ,iyo akhirtayaasha baraha bulshadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ,iyo akhirtayaasha baraha bulshadda
  meelkasta oo aad joogtaan., Waxaan maanta dhageystay  wareysi uu bixinaayey wasiir  hore ugu tirsanaa  xukumadii kulmiye  wuxuun ahaa wasiirkii warshadaha Shuceyb.

Waxaan leeyahay inanka yarow  daaradii aad ku kortay ayaad dhexjoogtaa weli ,dhaqan ayaad ka hadashey   waa run dhaqan waa jiraa ,laakiin adigu ma tihid cidii dhaqan cid  tilmaami lahaa, sababtoo ah adiga xasiid ayaa lagugu soo koriyey ,inan  yar oo xasiid ku soo koreyna waan naqaanaa garadkiisu inta uu gaadhsiisan yahay .


Waxaad ka hadashay inan siyaasad doonatay inantu waa inanteenii lama caayin ,waxna lagama sheegin shaqsiyadeedii  sharaf ayey inantaasi  mudan tahay ,dee ceeb ,maaha hadii la yidhi  xubnaheedii ay la shaqeynaysa  ha raacdo    Anigu maan  aqoon ,maanta ka hor inantu gobol  ama degmo ay ka soo jeedo dadka adiga ayaa baray maanta  ama shalay cidii dhageystay wareysigii aad bixisay , aad bixisabee   fariinta aa  bixineysa wuxuu ahaa fariin naxli  abuureysa iyo kala fogaansho dadka dhexdiisa ah  ,  Waxaan  talo kugu siisanayaa Reer Gabileyna  wax  ha u soo jiidin ,waxaad tahay inan yar oo hore u soo fadhiya.



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...