"Madaxweynuhu Wuu Badheedhayaa"...Siyaasi Jaamac Shabeel

0
Thursday October 24, 2019 - 16:15:08 in News by
  • Visits: 2795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweynuhu Wuu Badheedhayaa"...Siyaasi Jaamac Shabeel

    "Madaxweynuhu Wuu Badheedhayaa"...Siyaasi Jaamac Shabeel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynuhu Wuu Badheedhayaa"...Siyaasi Jaamac Shabeel


Hargeysa(HWN):-Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweynuhu ka qaatay xubnaha uu u magacaabay Komishanka, waxaanu sheegay inuu Madaxweynuhu u badheedhay ku xad gudubka sharciga dalka.


Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay "Madaxweynuhu inuu badheedhayo oo uu iska adkaynayo, sharcigana jabinayo waxaa caddayn u ah go’aanka uu qaatay iyo sida uu u Beesha Caalamka uga diiday ergada loo soo diray, balse cidna waxba ku yeeli maayo, wuxuu wadana cid ka yeeli mayso”.




Jaamac Shabeel mar uu ka hadlaayey Barlamaanka ayaa wuxuu yidhi "Xilku wuxuu u yaala Barlamaanka, xilku wuxuu saaran yahay Barlamaanka, waa inay xaliyaan Barlamaanku khilaafkan, iyaga ayuu waajib ka saaran yahay, Madaxweynuhu haddii uu sharcigii uu jabiyey oo uu ku xad gudbay , Barlamaankuna ku xad gudbaan waa dihbaato kale oo culayskeeda leh, ee Barlamaanka ayey u taala inay dalka, dadka iyo doorashooyinkaba badbaadiyaan, oo diidana sharciga lagu xad gudbayo”

 

Loading...
Loading...