Dusha Waa Ka Itoobiyaan Hoostana Curadka

0
Wednesday October 23, 2019 - 14:41:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dusha Waa Ka Itoobiyaan Hoostana Curadka

    23 / 10 / 19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

23 / 10 / 19

Dusha waa itoobiyaan hoostana .

Waa curadaka

waaryaa kordhiye saaxiib bal imaqal

Waxa la yidhi shirkadan la yidhi waa itoobiyaan ee shidaalka

Loo xidhayo waxba kama jiraan

Oo dushana waa ka itoobiya hoostana waa curadka dee inanka

Annakaa wax aragnay haye saaxiib.

Kordhiye. Sidaasi waa wax jira oo waxa lagu heshiiyay in jeegaanta

Kolba qolo lagu xooleeyo markaa qoladii horaa aad uboobtay

Kuwani haddii aanay sidaa yeelin wax kaloo ay qaataan ma yaal

Iyo intayaree laynagu caawiyo iyo cashuurta yaree masaakiinta

Laga ururiyo weliba kuwii hore qofka shakhsiga ah wixiisa way

Ka warwareegi jireen laakiin kuwan daaradii masaakiintay ku

Haystaan aakhirkana iyagaa loo saxeexaa.

Waxaasoo  dhan sidii looga gudbilahaa shacabkay utaalaa

 

Guuleed liibaan  snm1710@live com


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...