Wejigii Labaad Ee Arinta Caarre Oo Ku Adkaatay Suldaanasiisii Iyomuse Oo Ashqaraar Ku Nool.

0
Wednesday October 23, 2019 - 10:59:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wejigii Labaad Ee Arinta Caarre Oo Ku Adkaatay Suldaanasiisii Iyomuse Oo Ashqaraar Ku Nool.

    Muddo dheer bay arinta Caarre soo jiitamaysay waxaanay isu bedeshay mashruuc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddo dheer bay arinta Caarre soo jiitamaysay waxaanay isu bedeshay mashruuc

aan dhammaanayn .in badan baa wadada Ceerigaabo lasii hayey  dagaalkii Ceelafweyne na wuxuu  dhalay jabhadda Caarre oo kornaylku aan khibrad  yarayn ah. Laakiin arintan Caarre iyo Ceelafweyne  reer galbeedkii  ayey bari kala bartay. MADAX dhaqameedka waxay  khibrad u lahayn jireen garta  iyo dhaqanka reeraha  Soomaaliyeed laakiin  markii la yidhi dagaalo Kornaylo  iyo military  u garnaqa  madaxwareerbay ku jiraan.



Markii  hore  iyagoo  aan waxba u dhammmaan baa Muse iyo taliyaha ciidankiisu ku yidhaahdeen  haddaa  Caarre wixii aanu idinku kasoo  dhameeya uu idinka diiday  kharashkiina naga daaya waxba tarimsysaane iska  soo noqda.waa kuwii iyana furta tuuray  mar dambena iska soo huleelay.  Markay Hargeysa yimaadeen  waatii  calaafaashuush lagu  soo dhoweeyey markaa si iyagoo xukuumaddu maafushkii macne ugu sameeyeen oo ( circuit) uu close circuit u noqdo waatii  film hindiga  Hargeysa Xukuumadda iyo Suldaanadda Garxajis garabka Xukuumadda ay is afyaqaaniin inoo meteleen ee la ina tusay Caarre noo  Saamax iyo  idiin saamiximaayo ee Muse yidhi askarta ii keena  Caarre na wadanka ha iiga baxo  sidaana ku hawl gala.


 Imika Suldaanadii wey dawakhsan yihiin  waxan loo diray meel ay ka bilaabaan wey garan la yihiin markaa waa  kuwaa madaxa haysta

 

M Bashe 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...