' Kaftanka Maanta , Habar Yoonis Halkee Lagga Haystaa ''.
Tan iyo 1954 Habar yoonistu ninba ninkuu ka qabow yahay ee uu ka macaan yahay ayay siyaasadda usoo dirataa ,
dadka kalena ninba
ninka uu ka adag yahay , dabeeto marka garoonka la isugu yimaado kooxdii
ciyaartoy adag wadata ayuun baa badisa .
Lixdankii wadaado xisbulaahi la baxay bay soo diratay , oo lagaga shubtay , snm wadaado khamiisyo leh bay kornayladdii raga iska celinayay ka daba keentay .
Maantana siyaasiyiin beesha caalamka u dacwoonaya ayaa horsocda halkii ay siddii siilaanyo u qawdhami lahaayeen ama siddii saleebaan hoo ruugta lasoo taagnaan lahaayeen .
Adeerayaal ama bahasha qadhaadhayti usoo dirta ama daba dhicdhicisteeda inaga daaya .
W/Q: Axmed Nuur Guruje
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





