Dawladnimadu waa dhaqan Ku Salaysan Sadex Shay...W/Q Maxamed Xaaji

0
Tuesday October 22, 2019 - 16:58:10 in Articles by
  • Visits: 1592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladnimadu waa dhaqan Ku Salaysan Sadex Shay...W/Q Maxamed Xaaji

    Dawladnimadu waa dhaqan Ku Salaysan Sadex Shay...W/Q Maxamed Xaaji

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladnimadu waa dhaqan Ku Salaysan Sadex Shay...W/Q Maxamed Xaaji


Dawladnimadu waa dhaqan. Waa dhaqan ku salaysan cilmi saddex shay midba si u daryeelaya. Dhaqanka koowaad waa ilaalin, dhaqanka labaad waa dhisid/kobcin, halka dhaqanka saddexaad yahay fulin iyo hirgelin.

Image result for maxamed hagi


1. Cilmiga siyaasaddu shayga koowaad ee uu ilaaliyaa waa amni baahsan oo heshiis bulsho iyo wax wada lahaanshiyo ku dhisan - waana tiirka koowaad ee dhaqanka dawliga ah la gu sabo.


2. Cilmiga siyaasaddu shayga labaad ee uu dhisaa, kobciyaa ama uu daryeelaa waa dhaqaalaha waddanka si nabadda caanaha loo gu ilaaliyo - waana tiirka labaad ee nabadda ugu xiga.


3. Cilmiga siyaasaddu shayga saddexaad ee uu fulintiisa u taagan yahay waa sharciga si fiqiir iyo tijaar, masuul iyo miskiin sad iyo calaf loo gu kala helo iyada oo aan la is dulmin - udub dhexaadkuna waa helista sinnaan iyo cadaalad waarta hirgelinteed.


Mohamed O. Hagi Mohamoud

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...