Kacaankii lugooyo 21 October..W/Q Sacad Makaawi
Dad badan wey ku kala ra'yi duwanyihin fikirka ay ka qabaan taban ama togan kuu ahaa, lkn wax walba natiijada iyo waxa laga eegaa dhaxalka uu ka tagayo iyo bar dhamaadkiisa. Qaar badan wixii uu qabtay ama wixii ka danbeeyey bar-bardhigiisa ayey amaan iyo bilado ugu talaan.

Waa baas inuu ahaa waxa kuugu filan:
▪︎Somali oo nabad ah oo xasiloon buu u yimi wuxuuna tagay iyada oo burbur iyo halaag ku rar furatay
▪︎Somali oo talada xoog ku jarin ee talo iyi is doorasho iyo dookh ku wada joogta ayuu xoog ku yimi xoogii ayuuna ku tagay
▪︎Somali oo calool wanaag isula timid ayuu kala irdheeyey, haybo nabad ku wada noolaa ayuu isku huriyey
▪︎Wixii ka horeeyey, wixii uu dhisay intaba hadii uu liqay guushu waa tee, oo hilinkuu somali dhigay 30 kii uu taliyey 30 kiisii lala daalaa shacayo eeshii uu ka tagay??
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





